Madaxweyne Farmaajo oo la sheegay in ay u Furantahay Laba Wado oo kaliya

0

Dadka saadaaliyo Siyaasada Soonaaliya ayaa aad uga wal walsan xaalada Guud ee Dalka Soomaaliya iyo Mugdiga uu ku soo socda

Hadaba maxaa la gudoon Madaxweynaha Dowlada Federaalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo madaama uu arko Dalka Soomaaliya dariiqa mugdiga ah uu ku sii socda

DR Xasan Nuur waa Aqoonyahay wax ka bartay Siyaasada ayaa ka digay xaalada halista ah ee Dalka Soomaaliya ku socdo waxuuna sheegay in Madaxweyne Farmaajo Laba wado uun u furantahay

Labada wado ayuu ku sheegay Drka

1 in Dalkaan uu Bad baadiyo uuna Qaato Talada Soomaalida iyo Beesha Caalamka si loo bad baadiyo Dalka horayna ugu sii socdo Hor marka yar ee hada jira

2 Tan kale ayuu ku sheegay dalkaan in uu galiyo mugdi uusan ka soo kaban karin sidaana ka raacdo magac xumo ku keento in uu ka baxo Masraxa Siyaasada Soomaaliya

Ma dhaceysa ayuu yiri in talada uu hada wado mid Dalka u horseedeysa hor mar wadanka waad u jeedaa ayuu Yiri Madaxweyne Qalalaasa Siyaasadedka ka jira iyo waliba Amni xunada ka dhalatay

Dalka Soomaaliya ayaa xiligaan ku jira waqto adag oo u baahan in laga bad baadsho si dalka mar kale u galin foowdo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here