Madaxweyne Farmaajo oo la weydiuyo Ciidanka uu Gobolka Gedo ka Qaadaayo iyo ciidanka uu ku wareejinaayo

0

Inta badan Baraha Bulshada waa qabsaday Labadii maalin ee u danbeysay wada hadalada Madaxweyne Farmaajo Iyo Ahmed Madoobe taa oo ku dhisan sida Ciidamada Dowlada Federaalka ee Ilaalinaayo Xuudaha Soomaaliya la wadaagto Kenya loiga saari lahaa

Madaxweyne Farmaajo ayaa arinta Ciidama ka saarida Gobolka Gedo u magacaabayo Gudi sida ay sheegayaan wararka hoose ee laga helaayo Madaxtooyada

Madaxweynaha ayaa u muuqda in taageerayaal badan ku weyn Doono arinkaa isagoona horay Taageerayaal badan ku dhumiyey Xil ka qaadidii shaci darada aheyd ee ku tuuray Ra iisal wasaarahiu Hore Xasan Cali Kheyre

Hadaba waxa isweydiin Mudan Ciidamada Jooga Gobolka Gedo ma Soomaali ayey aheyn mise waa ciidamo Ajnabi ah oo waqtiga u dhamaaday oo laga soo daabulayo

Si kastaba ha ahatee Madaxweyne Farmaajo ayaa u muuqda mid ku fashilmay Siyaasada Dalka Soomaaliya waxaana laga doonayaa in uu go aan adag ka qaato Ciidama ka saarida Gobolka Gedo

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here