Madaxweyne Farmaajo oo lagu Helay Qodob Dastuuri ah uu xilkiisa kuweyn karo

0

Xildhibaan Sakariye oo ka mid ah Xildhibaanada Dowlada Federaalka oo Wareysi bixinaayey ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu Been u sheegay Baarlamaanka Dowlada Federaalka isagoo ku Yiri Rqysil wasaarahii La riday waxii Diidan yahay Doorasha Qof iyi Cod ah waxuuna Rabaa ayuu Yiri Doorasho Dad baan markaa ayuu Yiri Xildhibaanada Rida sidaana si Sharci daraana ku Riday Xukuumadii Nasiib Daro Madaxweynahii ayaa Laba Wiig ka dib isagoo Xinbaarsan Doorasho Dad ban i noo keenay

Mar la weydiiyey Xildhibaan Sakariye 30 maalin ka badan uu soo magacaabi waayey Ra iisal wwsaaraha sida laga yeelaayo Madaxweynaha

Sakariye ayaa yiri ma garan karo Madaxweynaha in Ra iisal wqsaaraha uu Doonaayo Dalkaba joogin sidaana ula daahay

Isagoona sheegay in Dastuurka hada jira laga saaray qodobka dhigaayey Madaxweynaha in uu Ra iisal wasaaraha ku soo magacaabo 30 Casho laakiinsa Madaxweynaha uu Hilmaamsan yahay in Dastuurka Cusub Dhigaayo waxii kan laga waayo Dib loogu noqonaayo Datuurkii 1960 kaa oo dhigayo in Madaxweynaha 30 Casho Gudahood ku soo magacaabo Wasiirka Koowaad markq kaas baa loo noqonayaa waxuu ka qabaana lagu qaadayaa ayuu yiri Xildhibaan Sakariye

Si kastaba ha ahatee Madaxweyne Farmaajo ayaa laga yabaa in uu Xilkiisa kuwaayo mar hadii Dastuurkii 1960kii Loo laabanaqyo uu dhigayo in 30 Casho ku soo magacaabo Wasiirka Koowaad

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here