Madaxweyne Farmaajo oo ogolaaday in Qaab ka Duwan Doorashada 2016kii in la qabto

0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka iyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleydyada ayaa hada u Muuqda qaab ka Duwan sida ay horay labada Dhinac isku Diodanayeen u dhacdo Doorasha Isla ogoladeen

Labada Dhinac ayaa isla ogolaaday in Doorashada waqtigeeda ku dhacdo Doorashadana ay u dhacdo habkaan leyla oglyahay

Dowlada Federaalka iyo Madaxda Maamul goboleydyada ayaa isla Ogolaaday in Xildhibaan kastaa oo la Dooranayaao 2021 ay Doorato 1000 ilaa 2000 Qof oo Qabiilkiisa si looga Baxo Doorashadii 2016 ee aheyd tii ugu musuq maasuqa badneed

Doodahaan ayaa xalay oo dhan Socday waxaana hada u Muuqataa in meel ila dhigaan Tirada u Codeyneysa Xildhibaanka iyadoona sida Muuqata Labada Dhinac ka tana suleyn Fikiradoodii Hore hadana u Muuqata mid kaliya ee Xiligaan lagu qaban karo In ay tahay Doorasha waqtigeeda ku dhacdo

Sanduuqyada ayaa la dhigi Doonaa Xildhibaan kasta Deegaanka uu ka soo galaayo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here