Taariikh xumada uu ka tagi doono Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayey koow ka noqon doontaa in saakay la burburiyo Iskuulka Hoyga Xamar oo ay dhigtaan in kabadan 3 kun oo arday ah.

Iskuulkaan ku dhowaad 50 sano ayuu daganaa agagaarka Madaxtooyada Cabdiqaasim, dhul ay leedahay wasaaradda waxbarashada oo hadda la siiyay ganacsato manaxayaal ah.

Mudane tani waa taariikh madoow haddii aadan ka hortagin waana dhaxal kuu hari doono haddii aad baajiso lagana garaabo.


Weriye : Hussein Abdulle Mohamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here