Madaxweyne Farmaajo,Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Fahad Yasiin oo Xalane looga yeeray

0

Sida warka aan hada ku helnay yaa sheegayo in Xarunta Xalane oo looga Arimiyo Soomaliya ay ku sugan yahay Beesha Caalamka looga Yeeray Madaxweynaha Soomaaliya ,Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Taliyaha Nabad Sugida

Wali lama sheegin Ajanadaha kulanka waxaase loo badin in Lagu Heysto sida Sharcidarada Xilkq looga Qaaday Ra iisal wasaarahii Hore ee Soomaaliyq Xasan Cali Kheyre iyo Cida masuulka ka aheyd

War hor dhac ah ayaa sheegayo oo laga Helay kulanka in Farmaajo lagu Cadaadinaayo in uu Xilka isaga Dagaan Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Taliyaha Nabad Sugida macada Go aanka uu qaatay Madaxweynaha waxaase lagu war galiyey in sidaa uu ku socdo fikirana ku dhaqaaqo

Beesha Caalamka ayaa dhamaan xanibaad ku soo rogtay Bangiga Dhexe waxaana la Geeyey Ciidamo Amison ah oo ilaaliyo in aan Gudaha loo galin oo wax lacag ah lagala bixin

Waxaan xaniban qarashaadkii Dowada iyo Mushaarkii iyadoona wali la bixin Mushaarkii kala gadisnaa ee Ciidamada Qaranka iyo Shaqalaha Dowlada

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here