Madaxweynaha xukunka yimi ayuu Guushiisa kusifeeyey mid ay ka wada shaqeeyeen Midowgii Musharaxiinta ee fadhigoodu ahaa Aljazeera, oo kubalamay in musharaxa ugu codka badan la taageero ama loo Tanaasulo wareega hore ee doorashada, waxaase ilaa hadda jawaab aan loo heynin haddii sidaas heshiis ahaa Siciid Deni oo wareegii koowaad hogaaminayay doorashada waxa loogu tanaasuli waayay.

Cabdiraxmaan ayaa diiday in hanaanka beeleysan doorashada lays kugu hiiliyey, haddana kama gaabsan sheegida in Codadkii Shariif Sh Axmed, Cosoble iyo isaga ay aadeen Xassan Sheekh oo ay dhinaca Deni loo weecin waayay- bedelkeedana siyaasadda ayuu sheegay in laysku garab taagay, in uu dawladdan timi maalgashaday ma qarin- mana faahfaahin haddana.

Warsame- hadalkan ayuu adeegsaday iyadoo la xasuusan yahay in Madaxweynayaashii hore ay ahaayeen mucaaradkii ugu hadalada adkaa ee M/weynihii xukunka ka dagay hadda, iyaga oo mararka qaarkod ay ka dhaceen hadalo kicin bulsho ku jaan go’onaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here