Jubbaland ayaa iyana la safatay Puntland.

War goordhaweyd ka soo baxay xafiiska madaxweyne Madoobe ayaa lagu yidhi:

“Jubaland waxay tixgelin siinaysaa kana qayb galaysaa shirka lagu baaqay 15-ka Feebaraayo 2021. Waxayna soo jeedinaysaa in uu ku qabsoomo Muqdisho, lana balaadhiyo madasha, maaddaama muddo xileedkii hay’adaha dastuuriga ah uu dhammaaday”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here