Ku simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed waxaa loo magacaabay inuu si hayo Wasiirka Maaliyada maamulka Koofur galbeed.
Ka hor inta uusan saacad ka hor Baydhaba ka dhoofin Laftagareen ayaa waxaa la soo sheegayaa in dhinacyadu isku afgarteen inuu ka baxo dalka meeshii uu rabana uu aado, sidoo kalana ku sime loo sameeyo xilka Madaxweynaha Koofurgalbeed. 
