Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta soo gaaray Muqdisho. Sanado ka hor suurta gal ma aheyn Mas’uuliyiinta Jubbaland ee ka soo jeeda Gedo, kana aragti duwan Madaxweyne Farmaajo inay Muqdisho yimaadaan laguna soo dhoweeyo, waxayna ka mid tahay is bedelada bilowga ah ee dalku galayo.

Waa mid ka mid ah tallaabooyinkii Ra’iisul Wasaare Rooble uu suura geliyay in garoonka Muqdisho cabsi la’aan Siyaasiyiinta uga soo degaan, kaddib xil ka qaadistii C/llaahi Kulane, Taliyihii NISA ee Air Porka iyo Agaasimihii hore NISA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here