Madaxwayna ku xigeen Puntland ee dhawaan sheegay inuu la wareegay xilka madaxwaynenimo ee Puntland ayaa Xeer Kusime Madaxweyne Lr 96, April, 25, 2022 ku Magacaabay Guddoomiyaha degmada laasqoray.

Wareegtada kasoo baxday Kusimaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku xigeenka  Puntland ayaa lagu yiri.

Markuu arkay: Dastuurka Puntland.

Markuu arkay: Baahida Shaqo ee jirta.

Markuu tixgeliyey:- Kartida iyo Aqoontiisa.

Wuxuu u magacaabey Cabdikariin Yuusuf Jaamac Guddoomiyaha degmada Laasqoray.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa marka uu saxiixo Kusimaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku xigeenka, wuuna saxiixay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here