Madaxweyne kuxigeenka Puntland Ilyaas Luga-toor ayaa maanta munaasabad ka dhacday Garoowe wuxuu ka sheegay in Somalia ay xaalad adag wajaheyso xiligaan.
“Soomaaliya khatar ka weyne tii 1991 ayey wajahaysaa,hadii la badbaadin waayana Puntland iyadaa is badbaadinaysa” ayuu yiri Madaxweyne kuxigeenka Puntland.
