Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa qada Sharaf ugu Sameyey Xarunta Madaxtooyada Xidigaha Xulka kubada cagta ee Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha ayaa Wasiirka Dhalinyarada iyo Madaxda Xiiriirka kubada Cagta Koonfur Galbeed ka dhagaystay shaqooyinkii baaxad lahaa ee Bilihii lasoo Dhaafay ay wadeen iyo diyaar garowga xulka kubada cagta ee ciyaaraha Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Maalmaha soo socda bilaabanayo.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guul u rajeeyay Xulka Ciyaartooyda Koonfur Galbeed isagoo sheegay in ay garab taagan yihiin Dowladda iyo shacabka Koonfur Galbeed isla markana ay rajo weyn ka qabaan in guul weyn ay soo hoyin doonan Tartan Ciyaareedka Magaalada Muqdisho ka furmaya.

=XIGASHO MAAMULKA KOONFURGALBEED=
May be an image of 3 people, newsroom, dais and textMay be an image of 5 people, people playing basketball and textMay be an image of 6 people and tableMay be an image of 7 people, table and textMay be an image of 8 people and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person, beard and smilingMay be an image of 2 people, dais and newsroomMay be an image of 3 people, people playing football and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 6 people and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 6 people and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person, beard and smilingMay be an image of 1 personMay be an image of 6 people and tableMay be an image of 4 people and textMay be an image of 3 people, people playing football and textMay be an image of 5 people and people playing football

Previous articleTaliyaha NISA oo Caawa Xeebta Liido kula caweeyay dhalinyarada+SAWIRRO
Next articleGolaha Ammaanka oo meel mariyay qaraar ogolaanaya in Gar-gaar la gaarsiiyo GAZA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here