Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo la sheegay in laba wado u Furantahay

0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaliya Dalkaan soo Xukumaayey muda Dhowrsan oo wax wanaagsan Qabatay ayaa hada u muuqda in uu galay Shir Qool siyaasadeed ku keentay Mustqabalkiisa Siyaasad

Madaxweyne Farmaajo oo hada u Harsan tahay wax ka yar 6 Bil lana ogyahay waxuu qaban waayey 3sano iyo 4 Bil uu qaban kara ayaa sida muuqata lagudboonahay in uu sameeyo Laba Arin Midkood

1 in uu Iscasil si Dalka iyo Dadka u bad baadiyo isaguna yeesho Mustqabal wanaagsan

2 Dalka in uu Galiyo Dagaal sokeeye oo mar kale Dalka dib u dhigo 20Sano oo kale

Waxaa muuqta in Farmaajo uusaran yahay Cadaasi Diboloomadsiyeed mar hadii Beesha Caalamka Jaratay Dhaqaalahii lagu Caawin Jiray Dowlada ,Uuna jira Guux Siyaasadeed Culus oo Gaaray Meel aan waxba laga qaban karin

Dowlada Farmaajo ma jirta wada shaqeyn ka dhaxeysa Aqalka Sare iyo Midka hoose waxaa jira in Ra iisal wasaarahi shaqada wanaagsan u haayey meesha ka baxay indhaha Beesha Caalamkana U arkaan in Xiligaan waxba soo kordhineen in lagu mashquilo wax aan muuqan

Waxaaba ugu daran in Gabi ahaanba Istaagtay shaqadii Aqalka Hoise Rididii Kheyre ka Dib Buuqna ka dhex jiro Xildhibaanada Gudahooda Howshii Qar iska Tuurka ay sameyeen ka dhalatay Cadaadis Siyasadeed

Hadaba intaas oo dhan oo jirta Ayaa lagu boorinayaa in uu Madaxweyne Farmaajo Iscasilo si Dalka loo samata bixiyo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here