Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Wacad Ku Maray In Cadaalada La Horkenayo Dadkii Tacadiga Ka Geystay Deegaanka Soomaalida

 

Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Wacad Ku Maray In Cadaalada La Horkenayo Dadkii Tacadiga Ka Geystay Deegaanka Soomaalida

Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Wacad Ku Maray In Cadaalada La Horkenayo Dadkii Tacadiga Ka Geystay Deegaanka Soomaalida.

inta ugu badan mamulkii ka horeeyay ee uu hogaaminayay Cabdi Ileey, dad badani waxa ay ku xasuustaan in uu u bareeri jiray tacaddiya ka durugsan arimaha bini aadinima,

Mudane cagjar oo ka kahadlayay arintaasi ayaa sheegay in cid walba oo tacadiyo u bareertay ay mari doonan ciqaabta ay mutaan

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064