Madaxweyne Qoor Qoor door Intee la eg ayuu ku leeyahay Fashalinta Shirka Dhuusamareeb

0

Waxaa soo baxaayo in uu fashil ku socoda Shirkii umada Soomaaliyeed mustaqbalkooda ku xirnaa ee 15 .8.2020 ka Furmaayey magaalada Dhuusamareeb

Dadka Soomaaliyeed ayaa isweydinayo Madaxweyne Qoor Qoor oo laga sugaayey in uu Qaban qaabiyo Shirka uu Dalka Turkiga isaga dalxiisayo taa oo shacabka Soomaaliyeed galisay shaki badan

Shakiga ayaa imanayo xili 3 Casho ka harsan tahay Shirka aysan muuqan qaban qabada shirka iyadoona madaxweynahii Galmudug laga sugaayey soo dhaweynta martida uu dalxiis isaga jiro

Doorka fashilka Qoor Qoor ayaa sii xoojineysa kulanka hoose uu Madaxweyne Farmaajo la qaatay ee lagu war galinaayey in uu fashiliyo shirka

Ma jirta gudigii loo igmaday ee ka koobnaa Dowlada Federaalka iyo Maamul Goboleyda in ay ka sii shaqeyaan habka ay u dhaceysa doorashada kuwaa oo aan wali ka shirin arinkaa

Dalka Soomaaliya ayaa u muuqda mid sii galaayo Mugdi keeni karo in dib loogu noqdo dagaaladii Sokeeyey ee 30sano halakeeyey

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here