Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa xalay ilaa maanta wuxuu wadaa kulamo looga arin sanaayi xaalada gurceel oo Ahlusuno qabsatay

Kulamadan oo ah kuwo xasaasi ah ayaa l qaadanaya waxgaradka deegaanka, Xubno ka tirsan maamulka Galmudug, siyaasiyiin iyo Sanatarad galmudug

Kulamadaas ayaa looga hadlayaa sida loo wajahayo xaaladda Guriceel waxaana warar aan ka lahelnay ay sheegayaan in masuuliyiinta qaar ay sheegeen in la isku raacay in arrinta Guriceel ay tahay mid amni loona daayo madaxweynaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here