Madaxweyne Qoorqoor oo Gaaray Galinsoor ayaa sheegay iney tahay Goggosha Dib-U-Heshiinta Galmudug

0

Galinsoor,29-May,2020; Madaxweynaha iyo Wafdigiisa oo ka amba- baxay Magaalada Cadaado, ayaa goor-dhaw gaaray Degmada Galinsoor ee Gobalka Galgaduud.halkaasi oo ay diirran ugu soo dhaweeyeen qeybaha kala duwan ee bulshada, saraakiil, iyo Masuuliyiin ka tirsan Galmudug.

Safarkaan waxa madaxweynaha ku wahlinayey, Guddoomiye ku xigeenka labaad ee barlamaanka Galmudug Faadumo Cabdi Cali (Faandhe) iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka JFS iyo xubno kamid ah Gollaha Wasiirada Galmudug.

Madaxweynaha oo bartamaha magaalada kula hadlayey dadka deegaanka ayaa sheegay in midnimada iyo dib-U-heshiintu, ay udub dhexaad u yihiin dhismaha Galmudugta cusub. isla markaana uu mudnaanta koobaad siinayo arrimaha dib-U-heshiinta, si loo soo celinayo kalsoonida umadda kala irdhawday, loona daweeyo dhaawacyadii kala gaaray umadda sanadihii la soo dhaafay, waxa uuna hoosta ka xariiqay in Galinsoor ay tahay Xarunta Dib-U-Heshisiinta Galmudug.

Madaxweynaha ayaa ku guda jira ayaa socdaal nabadeyn, dib-u-heshiin iyo maamul daad dejin oo ku marayo qaar kamid ah

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here