Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan Oo ka Hadlay Tiradda Ciidamada Turkiga Lagaga Dilay Dalka Liibiya.

 

Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan Oo ka Hadlay Tiradda Ciidamada Turkiga Lagaga Dilay Dalka Liibiya.

Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan Oo ka Hadlay Tiradda Ciidamada Turkiga Lagaga Dilay Dalka Liibiya.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in 2 kamid ah ciidammada Turkiga lagu dilay weerar ka dhacay dalka Liibiya.

“Labo kamid ah ciidammadeena ayaa ku shahiiday Liibiya” ayuu yiri madaxweyne Edogan, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka ee AFP.¬†Erdogan ayaa lagu wadaa in booqasho rasmi ah uu ku tego waddanka Azerbaijan.

Ciidammada Turkiga ayaa garab siinaya dowladda ay Qaramada Midoobey taageerto ee Liibiya, waxay dagaal kula jiraan ciidammada uu hogaamiyo janaraal Khaliifa Haftar. Janaraal Khaliifa Haftar ayaa wuxuu taageero ka helaa Masar iyo Imraatka Carabta halka dowladda Liibiya ay taageeraan Turkiga iyo Qatar.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064