Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid C/llaahi Dani ayaa xafladiisii caleema saarka wuxuu ka sheegay inay dhigeen Gogol lagu xalin doono khilaafaadka siyaasiga ah.

Sidoo kale wuxuu sheegay inuu balan qaadayo inuu ka shaqeeyo midnimada iyo wada-jirka Puntland iyo guud ahaan midnimada Soomaaliya.

Advertisement

Halkaan hoose ka daawo muuqaal aan ka soo xiganay Universal Tv .

 

Previous articleFaahfaahin weerarkii Dowladu ku qaaday Gal-hareeri
Next articleDuqa Muqdisho oo Magaalada Baqdaad kula kulmay dhigiisa+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here