Madaxweyne Waqtiigsa dhamaaday Oo shir uu Dibad joog ka yahay ka dhacayo magaalada Muqdisho

Beesha Lixaad ee awooda ku leh arimaha Soomaliya ayaa ku guuleysatay in ay is hor fadhiisiyaan 5 maamul Goboleyd ee kala ah Puntland,Hirshabeele,Jubbaland,Koonfurgalbeed iyo Galmudug kaa oo kqa dhacayo maanta xeendaabka Xalane

Shirka ayaa looga hadlayaa ajndaha shirka lagu xalinayo Doorashada 2021 ee Waqtigeeda dhaaftay iyadoona kulanka maanta uu yahay midkii ugu horeeyey ee leys hor fadhiisiyo madaxdaasi

Shirka maanta ee 5 maamul Goboleyd ayaa dibad joog waxaa ka ah Madaxweynaha Xilkiisa dhamaaday ee Damac ugu jiray sidoow mar kale ugu soo noqon lahaaa talada dalka Soomaliya

Lama oga sababta maanta banaanka looga saaray Farmaajo Shirka waloow Beesha Caalamka u aragato shaqsiga hor taagan Dalka in ay ka dhacdo Doorasha hufan oo la mid ah tii ka dhici jirtay 20kii sane ee la soo dhaafay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here