Madaxweyne Xaaf oo ku dhawaaqay in u shir Galmudug lagu dhisaayo ku qaban Doono Hobyo

Madaxweyne Xaaf oo ku dhawaaqay in u shir Galmudug lagu dhisaayo ku qaban Doono Hobyo

Madaxweynaha Galmudug xilka isaga tagay Xaaf ayaa maanta ka jeediyey qudbad shirka Hobyo uga socda Beelaha Habar Gidir isagoona halkaa siweyn ugu weeraray Dowlada Federaalka Soomaliya oo maal.mahaan jaar la ahaa

Madaxweynahii xilka isaga dagay ee Ahmed Ducaale Geele Xaaf ayaa maal.mahaan saxiib dhow la ahaa Dowlada Federaalka ayaa hada Markoow Hobya tagay bilaabay in uuba ka baxay Heshiiska Galmudugna wali ay joogaan madaxdeedii isagoona sheegay maamulkiisa in uu dhisaayo Dekadda Hobyo looga Baahneen in ay Qadar dhisto

Dowlada shirka ay ka wado Dhuusamareeb waa saminaar maaha shir dib u heshiisiin marka waa in aan Hobyo ku qabanaa shir Dib u heshiisiin loogu dhiso Galmudug ayuu yiri Xaaf

Xaaf oo laga haayo in uu xilkaas iska casilay uusan mar danbe isa soo sharaxeynin ayaa la yaab ku noqotay waxa badalay Markoow Hobyo tagay uu Muqdisho ka soo tagay

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064