MUQDISHO (DAYNIILE.COM-Madaxweynaha Somalia oo maanta dalka ku soo laabtay ayaa jeediyay jkhudbad uu ugu talo galay doorashooyinka Koofurgalbeed ka qabsoomay maanta.
Sidoo kale wuxuu khudbadiisa ku soo qaatay arimaha banaan baxa maanta ay mucaaradku ku qabteen Muqdisho, wuxuuna madaxweynuhu ku eedeeyay mucaaradka inay ku soo aadiyeen maalintii uu shirka ugu baaqay mucaaradka.
“Banaan baxa xor baa loo yahay meeshio la doono iyo waqtigii la doono laakiin in maanta lagu soo aadiyo waa carqaladeynta amniga”ayuu yiri Madaxweyne xasan
