Madaxweyne Xasan Sheekh ” “Anaga oo leh Badda ugu weyn Afrika suurta gal ma’ahan in aanan laheyn aqoon Culuumta Badaha, amnigeeda iyo dhaqaalaheedaba. Waa in aan sare u qaadnaa aqoonteenna Baddaha, waxaana la idinka sugayaa in aad fursaddaan uga faa’iideysataan sida ugu haboon si aad dadkiinna uga haqabtirtaan soo saaridda kheyraadka Badahooda.”

XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA

Advertisement

 

Previous articleHalkee buu ku maqan yahay Raysal wasaare Xamse,
Next articleMidowga Yurub oo gaadid dagaal ku wareejiyay Dowlada Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here