HomeWarkiiMadaxweyne Xasan muxuu kala hadlay dhigiisa Dalka Koonfur Afrika

Madaxweyne Xasan muxuu kala hadlay dhigiisa Dalka Koonfur Afrika

Muqdisho, Jannaayo 20, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Cyril Ramaphosa.
Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Koonfur Afrika, xaaladda gobolka, kor u qaadista iskaashiga arrimaha gobolka ee ay dano wadaagga ka yihiin iyo adkaynta nabadgelyada iyo horumarka.

Madaxweyne Ramaphosa ayaa mar kale xaqiijiyay taageerada dowladda Koonfur Afrika ay u hayso madax bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka SoomaaliyaMay be an image of text that says "ΜΑΟΑΚΙΟΟΥΑΦΛ CICO 초요요! FELELLLMA កា H.E. H.E.CYRILRAMAPHOSA CYRIL RAMAPHOSA PRESIDENTOFTHE PRESIDENT REPUBLIC REPUBLICOFSOUTHAFRICA OF SOUTH AFRICA H.E. HASSAN SHEIKH H.E.HASSANSHEIKHMOHAMUD MOHAMUD PRESIDENT THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA @TheVillaSoralia media@presidency.gov.so wwww.illasomalia.govso"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -