Muqdisho (dayniiile.com)-Waxaa Maanta Muqdisho soo gareen quburo Milateri oo u dhalatay dalka Turkety kuwaasoo ka soo degeen garoonka diyaaradaha Adan Abdule ee Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Quburadaan ku qaabilay  Madaxtooyada Soomaaliya, wuxuuna soo dhaweyn kadib madaxweynuhu ku amaanay dalka aan walaalaha nahay doorkooda dib u habeynta iyo tababarida Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya.
Sidoo kale wuxuu uga mahadceliyay garab istaagooda dhanka ciidamada iyo waliba la dagaalanka kooxda Alshabaab.
Kulanka Madaxweyne Xasan iyo Saraakiisha Turkiga oo sidoo kale la isla soo qaaday xoojinta iskaashiga dhanka milatariga ee labada dal ayaa waxaa goob joog ka ahaa Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya  Ibrahim M. Yagli.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of 1 person and daisMay be an image of 6 people, the Oval Office and daisMay be an image of 3 people, dais, the Oval Office and textMay be an image of 1 person and dais
Previous articleIsraa’iil oo duqeyn ku wada Koonfur iyo Waqooyiga Gaza
Next articleDalka Talyaaniga oo safiir u soo magacaabay Soomaaliya+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here