HomeWarkiiMadaxweyne Xasan muxuu kala hadlay Wafdi ka socday Qaramada Midoobey

Madaxweyne Xasan muxuu kala hadlay Wafdi ka socday Qaramada Midoobey

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dowlada  Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Wafdi ka socda Hay’ada Qaramada Midoobe.

Masuuliyiinta Madaxweynuhu qaabilay ayaa kala ah Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadantinimada iyo Isu duwaha Gargaarka Degdegga ah,.

Labada dhinac waxay isla soo qaadeen xaaladaha dalkeena Somalia sida horumarada Dowlada Somalia ku talaabaatah ee soo kabashada iyo arimaha gar gaarka bin’aadanimo.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -