HomeWarkiiMadaxweyne Xasan muxuu ku soo arkay Xarunta Hay'ada socdaalka +SAWIRRO

Madaxweyne Xasan muxuu ku soo arkay Xarunta Hay’ada socdaalka +SAWIRRO

May be an image of one or more people, dais and textMuqdisho, Oktoobar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta dhexe ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, si uu ugu kuur galo howlaha muhiimka ah ee socda.

Madaxweynaha ayaa warbixin dhammeystiran oo ku saabsan casriyeynta adeegyadaa hay’adda, u daadejinta muwaadininta iyo horumarinta shaqada, waxa uu ka dhageystay Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka Mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay madaxda iyo howlwadeennada hay’adda ayaa ku adkeeyey hirgelinta shuruucda, xaqiijinta hufnaanta adeegyada muwaadiniinta iyo la dagaallanka tahriibka, argagixisada, socdaalka sharci darrada iyo in si fudud ay ku soogalan danbileyaasha dalkeenna.

“Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha waxa ay u dub dhexaad u tahay sugidda amniga iyo xuduudaha dalka, taasna waxay ku xiran tahay sidaad ugu adeegtaan muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo xaqiijinta xogta qofka dalka soo gelaya”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa bogaadiyey guulaha la gaaray, gaar ahaan hannaanka casriyeynta bixinta dal-ku-galka (e-Visa), nidaamka cusub ee PISCES oo ah nidaam casri ah oo lagu maamulo xuduudaha iyo aqoonsiga dadka, kaas oo adeegsanaya xogta biometric-ga sida faraha iyo aqoonsiga wejiga.May be an image of one or more people and textMay be an image of jeep, suit and textMay be an image of ‎dais and ‎text that says "‎A HAΥΑ ADDA DO ADDA والجنسية CuuaJlg إدارةالودرة إدارة الهجرة GENCY OF SOMALIA SOMALIA আাক AA A AIYOJINSIY -ΙΥΟ JINSIY‎"‎‎May be an image of one or more people and eyewearMay be an image of studying and textMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of text that says "SOMALIA Your Youre-visaApplication e-visa willbe be epromptly Application processed WELCOME T 代 STER 神品 エ SMART E-VISA"May be an image of one or more people, table and text that says "1 Hh 行 副り"May be an image of one or more people, dais and textMay be an image of hospital and textMay be an image of textMay be an image of ‎one or more people and ‎text that says "‎SOCDAALKA 工大限 HAY'ADDA والجنسية الهجرة الوجد إدارة ונוע GOMALIA DENCY IYA AJINSIYADDA មគ្ន 金 일기 اد‎"‎‎

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -