HomeWarkiiMadaxweyne Xasan oo Aljazeera u sheegay suurtagal-nimada inay xiriir la sameystaan Israa'iil

Madaxweyne Xasan oo Aljazeera u sheegay suurtagal-nimada inay xiriir la sameystaan Israa’iil

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Caalamiga ah ee Aljazeera wuxuu kaga hadlay xiririka aan wanaagsaneyn ee u dhexeeya Somalia iyo Israa’iil taasoo ku xanbaartay inay maamulka Somaliland Dowlad ahaan u aqoonsadaan.

Madaxweyne Xasan wuxuu u sheegay Aljazeera inay suurtagal tahay inay xiriri la sameeyaan nidaamka israa’iil isagoo xusay inay la dowlad ahaan ogyihiin in Israa’iil xubin ka tahay Qaramada Midoobe.

“Israa’iil waa la soconaa inay ku jiraan oo xubin ka yihiin Qaramada Midoobay ,waqti xaadirkaan wax xiriir lama lihin balse waxaa laga yaabaa inaan xiriir yeelanno” ayuu yiri Madaxweyne Xassan

Warka Madaxweynaha ayaa ku soo aadaya xili habeen hore danjiraha QM Somalia u jooga Abuukar Baale uu ka sheegay shirkii Golaha amaanka in Israa’iil aysan heysan aqoonsiga Dowladnimo ee caalamka.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -