HomeWarkiiMadaxweyne Xasan oo dhuula-tus siyaasadeed ku soo bandhigay Vilada+SAWIRRO

Madaxweyne Xasan oo dhuula-tus siyaasadeed ku soo bandhigay Vilada+SAWIRRO

May be an image of daisMuqdisho, Diseembar 03, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Safiirro ka socda siddeed dal oo kala ah; Masar Mudane Mohamed Salah Keshtah, Indonesia Mudane Witjaksono Adji, Sweden Mudane Hans Henric Lundvqist, Cuba Marwo Inés Fors Fernandez, Canada Mudane Joshua Brenber Tabah, Finland Marwo Riina Riikka Heikka, Norway Marwo Siv Cathrine Moe iyo Spain Mudane Jaime Alejandro Moreno Bua.
Madaxweynaha oo ugu hambalyeeyay Danjireyaasha xilka loo soo igmaday, ayaa la wadaagay in dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya ay soo dhaweynayaan, kuna garab sinayaan gudashada waajibaadkooda diblomaasiyadeed, kaas oo ay ugu horreeyso xoojinta iskaashiga iyo xiriirka labo geesoodka ah.
Dhankooda, Danjireyaasha cusub ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda soo gaarsiiyey salaan iyo farriimo ay ka sideen hoggaanka dalalkooda, waxa ayna muujiyeen in ay mudnaan siinayaan xiriirka diblomaasiyadeed ee kala dhexeeya Soomaaliya, iyagoo ka mahad celiyey qaabilaadda iyo soo dhaweynta loogu sameeyey Villa Somalia.
Munaasabaddan ayaa si maamuus sare leh ugu qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka, iyadoo ay ka qeyb qaateen cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida oo salaan sharaf ku maamuusay Danjireyaasha warqadahooda u gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda.
DHAMMAAD
Abdiaziz Hassan Mohamed (Golfyare)
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka SoomaaliyaMay be an image of textNo photo description available.May be an image of clarinet and saxophoneNo photo description available.May be an image of dais and textMay be an image of dais and text that says "d 2"May be an image of one or more people and daisMay be an image of grassMay be an image of lighting and indoorsMay be an image of one or more people, dais and the Oval OfficeMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and daisMay be an image of textMay be an image of textMay be an image of the Oval Office and daisMay be an image of dais and textMay be an image of daisMay be an image of textMay be an image of one or more people and people studyingMay be an image of textMay be an image of daisMay be an image of dais and textMay be an image of one or more people, dais and textNo photo description available.No photo description available.May be an image of daisMay be an image of daisMay be an image of dais and textMay be an image of the Oval Office and daisNo photo description available.No photo description available.May be an image of textMay be an image of dais and the Oval OfficeMay be an image of dais and textNo photo description available.May be an image of text that says "片"May be an image of studyingMay be an image of textMay be an image of dais and the Oval OfficeMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of dais and textNo photo description available.May be an image of one or more people, people studying, suit, newsroom and textMay be an image of daisMay be an image of dais and textMay be an image of daisMay be an image of one or more people and textMay be an image of the Oval OfficeMay be an image of the Oval Office and daisMay be an image of suit
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -