HomeWarkiiMadaxweyne Xasan oo gaaray Dalka Jabuuti+SAWIRRO

Madaxweyne Xasan oo gaaray Dalka Jabuuti+SAWIRRO

May be an image of 10 peopleMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmi doono dhiggiisa Mudane Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle.
Labada Madaxweyne ayaa kulankooda kaga wada-hadli doona xoojinta xiriirka soojireenka ah iyo iskaashiga istaraatiijiga ee ka dhexeeya labada dal, gaar ahaan dhinacyada amniga, dhaqaalaha, siyaasadda iyo adkaynta xasilloonida gobolka.May be an image of 13 peopleMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 2 people, dais and newsroomMay be an image of 2 people, suit, dais and newsroomMay be an image of car, road and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -