Muqdisho (dayniiile.com)-Sarkaalka hogaaminaya Ciidamada Atmis  Gaash. Don Naijuka ee fadhigoodu yahay Magaalada Buulo-mareer ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa la kulmay masuuliiinta Soomaalida ee Degmadaasi.

Gudoomiye xigeenka degmada Buulo-mareer  Muxidiin Khariif Cali ayaa ayaa kala hadlay sarkaalka Atmis arimo ku saabsan amniga gaar ahaan weerarada Alshabaab.

Advertisement

Labada dhinac waxay isla garteen inay sameystaan gudi ka kooban 9 ruux oo labada dhinac ah kuwaasoo noqon doona gudigA Maareynta masiibooyinka iyo fatahaada la saadaalinayo.

Guddigan ayaa sidoo kale  xoojin doona talaabooyinka amniga si looga hortago khataraha Al-Shabaab.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

May be an image of 8 people

May be an image of 4 people

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here