Laamiga isku xira Fiat,Gaadiidka booliiska ilaa Xeebta Liido ayaa dhawaan dayactir lagu sameeyay iyadoo laami cusub la saaeay.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa fuliyay dib u dayactirkaan waxaana la arkaayay wadaasi oo xiran maalmihii ugu danbeeyay.
Laami cusub iyo marshabiyeet ayaa la saaray maanta ayaana la folayaa in la from oo xariga laga jaro.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa laguvwadaa inuu gaaro goor dhaw isagoona xariga ka jari doona.Sidoo kale Duqa Muqdisho ayaa goob joog ka noqonaya.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
Previous articleDowlada oo guul ka sheegatay Dagaalkii Saaka
Next articleDekada Kismaayo oo lagu wareejiyay Shirkad Imaaraadka Carabta laga leeyahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here