Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh ayaa si aan hore loo arag wuxuu jawaab culus uga bixiyay hadalo dhawan ka soo baxay Farmaajo oo eedo badan u jeedinayay Madaxweyne Xasan sida inuusan ciidamada dhisin iyo inuusan aqoon siyaasada gudaha iyo dibada.
Madaxweyne Xasan ayaa ka dhawaajiyay in Farmaajo intuu xukunka hayay waligiis martiqaadin siyaasiyiinta mucaaradka ee baaga muundada ahaa marka laga reebo hal mar oo uu qado u sameeyay isaga iyo Shariif.
Faah faahinta weerarka Madaxweyne Xasan halkaan ka daawo:-
