Sida goor dhaw lagu shaaciyay Warbaahinta dowlada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  Khudbad ka jeediyey Shirka Waddamada Dhex dhexaadka ah {NAM} .

Madaxweynaha wuxuu ayaa shirka ka sheegay inay ahayd xad-gudub halis ah hadaladii 1-dii bishaan ka soo yeeray madada Dowlada Itoobiya.

Advertisement

“hadalada mas’uuliyad-darrada ah ee ka soo yeeraya Madaxda Ethiopia waxay ka dhigan tahay xad-gudub halis ah oo ka dhan ah madax-bannaanida, midnimada, iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyada Soomaaliya”ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

Previous articleGalmudug iyo Goowso isku riix.
Next articleC/raxman C/shakur oo soo jeediyay in tilaabo laga qaado Maamul Goboleedkii isku daya in uu taageero Damaca itoobiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here