Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ku celiyay in Dowladu qaadeyso duulaan kama danbeysa ah mar uu ka hadlayay tabar uu u soo xirayay saraakiil Milateri xerada Turkisom ee Magaalada Muqdisho.
“sidaan maalin horaba u sheegay dagaal kama danbeys ayaa lagu qaadayaa Alshabaab dalkana waa aga xureynayaa Illaaheey idinkiis” ayuu yiri Madaxweyne Xassan
