QAAHIRA (DAYNIIILE.COM) Madaxweynaha  Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta si weyn loogu soo dhaweeyey Qasriga Al-Itixaadiyah ee looga arrimiyo Dalka Masar .

Madaxweynaha Masar ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha dalkaas Mudane Cabdulfataax Al-siisi.

Advertisement

Labada Madaxweyne  ayaa ka hadlay xiriirka soo jireenka ee labada dal, arrimaha Gobolka, gaar ahaan xiisada Soomaaliya iyo Itoobiya.

Dowlada Masar ayaa hore taageero iyo garab-istaag ugu muujisay dowladda Soomaaliya.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleXildhibaanada Aqalka sare oo maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka howlgabka shaqaalaha
Next articleItoobiya oo wajaheysa xaalad colaad iyo,gaajo iyo barakac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here