HomeWarkiiMadaxweyne Xasan oo maanta u safraya Dalka Mareykanka 

Madaxweyne Xasan oo maanta u safraya Dalka Mareykanka 

MUQDISJHO (DAYNIILE.COM)-Sida aan maalin ka hor halkaan idinku soo gudbinay in Madaweynaha Soma;lia Xasan dhawaan ka qeybgalayo shirka Golaha Amaanka QM islamarkaana uu shir gudoomin doono ayaa xohab aan heleyno waxay sheegayaan inuu saaka safrayo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu ka mid yahay Wasiirka arimaha dibada.

Soomaaliya oo bishan Janaayo haysa xilka madaxtinimada shir gudoonka Golaha Amaanka QM oo wareegto ah ayaa lagu wadaa in Somalia ka faa’ideysato inta ay xilkaan hayaan madaama mowjado siyaasadeed ay ku furan yihiin sida weerarka nooga yimid Yuhuuda oo ay ku doonayaan inay dalkeena kala qeybiyaan.

Madaxweyne Xasan ayaa lagu wadaa inuu fursadaha ugu badan kaga faa’ideyso  kulan doceeyda inta uiu joogo New York uu la qaadan doono Madaxda Caalamka ee isugu tageysa Shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC).

Socaalka Madaxweyne Xasan oo qaadan doona ku dhawaad mudo asbuuc ah ayaa dhanka kale waxay u noqon doontaa taariikh isaga u gaar ah madaama uu yahay Madaxweynihii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo shir gudoomiyaha shirarka Golaha Amaanka Qaramada Midoobe.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -