KAMPALA (DAYNIIILE.COM)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda.

Madaxwenaha ayaa maanta  ka dhacayso munaasabad ka dhaceysa Magaalada Kampala taasoo si rasmi ah loogu saxiixayo ka mid noqoshada Soomaaliya ee Dalladda Bulshada Bariga Afrika.

Advertisement

Xafladaan oo ahmiyad gaara u leh Dalka ayuu Madaxweynuhu ku soo xaqiijinayaa heshiiskii Soomaaliya ugu biirtay Dallada Bariga Afrika xili maalmihii ugu danbeeyay la hadal hayay in Soomaaliya sanadka cusub si rasmi ah ugu bilaabaneyso ka mid ahaanshaha Dallaadaasi oo dhanka Ganacsiga iyo socdaalkaba ahmiyad ugu leh Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa ka yimid dhanka dalka Ameerika oo uu iyana ku soo xaqiijiyay in laga cafiyay daymankii lagu lahaa Soomaaliya waana guusha sedexaad uu Madaxweynuhu xaqiijiyay inta yar uu joogo Madaxtooyada.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

May be an image of 11 people and helicopterMay be an image of 4 peopleMay be an image of 13 people and aircraft

Previous articleWasiirka Difaaca Kenya iyo Culimada Mandheera maxay isku haystaan?
Next articleXiliga uu furmaayo Tartanka Maamul goboleedyada iyo SSC Qaatumo oo laga reebay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here