Sida aan ka soo xiganay Warbaahinta Dowlada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Qaahira kula kulmay Xoghayaha Guud Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Abuu Al-qeyd .

Madaxaynaha wuxuu ku bogaadiyey dalalka iyo guddoonka Jaamacadda Carabta mowqifka ay ku taageereen midnimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya.

Advertisement

 

Previous articleBooliiska Somalia oo war ka soo saaray askari maanta lagu dilay Muqdisho
Next articleArintii Ikram Tahliil intey ku dambeeysay?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here