Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Sacuudiga ayaa maanta oo Jimco ah kulan gaar ah la qaatay Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Mudane Abiy Axmed Cali oo ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga labada dowladood.
Madaxweynaha Sacuudiga kaga qayb gali doona Saddex shir oo kala ah
1- Shirka Jaamacada Carabta
2- Shirka Ururka iskaashiga Islaamka
3- Shirka Sacuudiga iyo Afrika. Shirarkaas ayaa intooda badan looga hadli doonaa xaaladda shacabka Falaatiin.
=WARBAAHINTA DOWLADA=
May be an image of 4 people, dais and the Oval OfficeMay be an image of 5 people, dais and the Oval Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here