HomeWarkiiMadaxweyne Xasan oo si rasmi ah shaaciyay inuu aqbalay dalabkii Mucaaradka

Madaxweyne Xasan oo si rasmi ah shaaciyay inuu aqbalay dalabkii Mucaaradka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ugu danbeyn galabta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu aqbalay dalabkii mucaaradka ee ahaa inay ka wada hadalaan doorashada islamarkaana uu qaabilo.
Madaxweynaha ayaa hadalkaan ka sheegay munaasabad galabta ay qabsadeen Xisbiga uu madaxda ka yahay ee JSP  halkaasoo uu kula hadlay boqolaal shacab ah
oo taageersan xisbigiisa.
“Warkii Kismaayo kasoo yeeray war ha la wada hadlooy aan ka qaaday, Caaydii iyo tahdiidkii ay ku hadleen ma dhibsanayno” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -