Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday Safaraadda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho ayaa kulan is-xogwareysi iyo tacsiyeyn ah la qaatay Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi.

Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay ahmiyadda xiriirka soo jireenka ah ee labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo kobicinta dhaqaalaha.

Advertisement

=XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA=

Previous articleMadaxweyne Xasan oo Caawa waqti la qaatay dhalinyaro ku fiidsaneysay Jubba Hypermarket+SAWIRRO
Next articleHambalyada Maalinta Raadiyaha Adduunka iyo Xukuumada Dan-qaran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here