HomeWarkiiMadaxweyne Xasan oo goor dhaw u dhoofay Kismaayo iyo soo dhaweyn heer...

Madaxweyne Xasan oo goor dhaw u dhoofay Kismaayo iyo soo dhaweyn heer sare ah oo loo diyaarshay+SAWIRRO

May be an image of 7 peopleKISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw Muqdisho ka dhoofay Madaxweynaha Somalia iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sii jeeda Kismaayo oo ah xarunta KMG ah ee Maamulka JubalanD.

Maamulka Jubaland ayaa soo dhaweyn heer sare ah waxay u diyaariyeen Madaxweyne Xassan iyadoo garoonka diyaaradaha Kismaayo ay ku diyaarsan yihiin madaxdii iyo saraakiishii soo dhaweyn lahayd , Madaxweyne Xasan ayaa wada hadalo xasaasi ah wuxuu la yeelan doonaa Madaxweynaha Jubaland.

Labada dhilaafkooda ayaa heer sare gaaray ilaa ka gacan ka hadal uu dhexmaro labada gobol ee Jubada hoose iyo Gedo kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac intaba waxaase lagu wadaa in la xaliyo khilaafkaasi.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COMMay be an image of 10 peopleMay be an image of 7 people

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -