Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay Xildhibaanada labada Aqal Baarlamaan ee Dalka,

Madaxweynaha wuxuu Mudanayaasha ku bogaadiyay doorkooda taariikhiga ah ee ay ka qaateen ilaalinta midnimada iyo madax-bannaanida dalka Soomaaliyeed kadib markii ay degdeg uga jawaabeen damaca Itoobiya 1-da bishaan.

Madaxweynaha ayaa kala sheekeystay arimo dhowr ah sida isku deyga itoobiya iyo dagaaladii ka dhanka ahaa Alshabaab, iyadoo madaxweynuhu si kooban warbixin uga siiyay xildhibaanada xaaladaha xasaasiga ah ee dalku kui sugan yahay.

Advertisement
Xafladaan waxaa oob oog ka ahaa dhamaan madaxda ugu sareysa dalka sida Madaxweynaha,Ra’iisulwasaaaha, Gudoomiyayaasha Baarlamaanada labada aqal.
May be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person, beard, smiling and glassesMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 9 people and tableMay be an image of 7 people and tableMay be an image of 2 people, table and daisMay be an image of 12 people, table and daisMay be an image of 7 people, table and textMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 5 people, table and daisMay be an image of 3 peopleMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 2 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 7 people and dais
Previous articleMilatariga Isra’il oo sheegay in sanadkaan 2024 uu noqon doona kii ugu adkaa dagaalka Gaza
Next articleDoorashadii xilka Madaxweynaha oo Saaka ka dhaceysa Garowe+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here