HomeWarkiiMadaxweyne Xasan oo xil sare u magacaabay nin uu Sodog u yahay

Madaxweyne Xasan oo xil sare u magacaabay nin uu Sodog u yahay

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud uu xil sare u magacaabay nin uu sodog u yahay kaasoo qaba gabadhiisa xili Madaxweynuhu hore sidaan oo kale dad xigtadiisa yu magacaabay xilal sare taasoo muran iyo hadal heyn ka dhalisay warbaahinta iyo baraha bulshada.

Aadan Rooble oo ah Ninka qaba Jihaan Hassan Sheekh ayuu Madaxweynuhu u magacaabay Taliska Taakulada Ciidanka Xogga dalka,xilkaan waxaa heyn jirey oo baneeyay Taliyaha Ciidamada Xoogga Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud.

Magacaabistaan maaha mid si rasmi ah loogu shaaciyay Warbaahinta balse waa warar hoose oo laga helay dhanka Madaxtooyada walow inagu aanan wax cadeyn ah u heyn jiritaanka warkaasi.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -