Madaxweynaha Dowlada Faderaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta xilkii ka qaaday Raktarkii Jamacadda Ummadda Dr Xasan Cumar Mahadallah.
Sidoo kale Madaxweynaha wuxuu soo magacaabay  Sii-hayaha Raktarka Jamacadda Ummadda kaasoo noqonaya Dr Xasan Cismaan Gacal Sida ku cad xeer Madaxweyne LR 144 .
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa faray xafiisyada Jamacadda in ay la shaqeeyaan Sii-hayaha Guddoomiyaha Jamacadda Ummadda Dr Xasan Cismaan Gacal .
May be an image of 1 person, dais and text
Previous articleGuddoomiyaha SODMA iyo Xil. Abuukate oo siweyn loogu soo dhaweeyay Degmada Jawiil+Sawirro
Next articleXukuumada Dan-Qaran oo maanta soo bandhigtay qaar ka mida qorshahoda shaqo+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here