Muqdisho (dayniiile.cpm)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daboolka ka qaaday in Dowladu guulo ka gaartay  Shan himilo oo dalkeennu lahaa in uu xaqiijiyo sanadkaan.

“sanadkaan 5 himilo uu dalkeenu lahaa guulo ayaan ka gaarnay”ayuu yiri Madaxweyne Xasan.

Advertisement

Guulaha la gaaray mar uu sharaxayay Dr.Xasan  wuxuu sheegay inay ka mid tahay ka mid noqoshada Dalladda bulshada bariga Afrika,.

“Usbuuca ugu horreeya bisha Diseembar cunaqabateynta hubka ayaa nalaga qaadayaa, sidoo kale isla bishaas ayaa deynta nalaga cafinayaa”ayuu yiri Madaxweyne Xasan

Dhanka kale Madaxweyne Dr.Xasan wuxuu tilmaamay inay meel wanaagsan marayso  dib u xoreynta dalka iyo dhammeystirka Daatuurka.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleDowlada oo tira koob cusub ku sameysay dadka ilaa hada ku geeriyooday Roobabka iyo Fatahaadaha
Next articleIsraa’iil oo jabisay heshiiskii Xabad joojinta iyo Xamaas oo hakisay sii deynta maxaabiista

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here