HomeWarkiiMadaxweyne Xasan Sheekh iyo Siyaasiyiinta madasha Mucaaradka oo maanta ku balansan madaxtooyada 

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Siyaasiyiinta madasha Mucaaradka oo maanta ku balansan madaxtooyada 

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa Maanta Vila Somalia Kulankooda Saddexaad mku yeelanaya Siyaasiyiinta madasha Mucaaradka iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh kuwaasoo hore isu oo arkay laba jeer iyadoo qodobada qaarna la isku qabtay kuwana la isla fahmay.
Siyaasiyiinta mucaaradka ayaa hada oo saacadu tahay 10-kii subaxnimo waxaa la soo sheegayaa inay madaxtooyada sii galayaan sidaas daraadeedna ay  macquul tahay soo dhaweyntooda kadib in shirku furmo duhurka ka hor.’
Kulanka maanta oo aad xasaasi ah ayaa laga yabaa in dhinacyadu kala boodaan ama is fahmaan madaama qodobadii adkaa maanta la gudaha galayo xili tanaasul inuu yimaado uu shirku ku sii socon karo.
Shirka wixii war ah ee ku soo kordha wararkeena danbe ayaad ka heli doontaan insha Allaah.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -