Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Saacadaha soo socda lagu wadaa inuu safro dalka Jabuuti.

Ujeedka safaraka Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ah ka qayb galka munaasabadda xeritaanka Shirka Heritage oo maalmihii la soo dhaafay ka socday Caasimadda dalkaasi ee Djabuuti.

Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaanno iyo madax hore ayaa ka qeyb galay furitaanka shirkaan.

Kulanka madasha aragi wadaaga Soomaalida ee ka socda dalka Djibouti ayaa sannadkan waxaa lagu soo casumay, cilmi-baarayaal Soomaali ah oo muddo ku hawlanaa arrimaha isbedelka cimilada, abaaraha iyo sida ay Soomaalida u sameeyeen.

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here